Waxaa la ogaysiinayaa dhammaan bulshada jecel waxbarashada sare in Jaamacadda Burco ay bixiso barnaamijyo kala duwan oo heer jaamacadeed ah, kuwaas oo u diyaariya ardayda xirfado iyo aqoon ku habboon suuqa shaqada.